Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kashaqeynta shamiintada ma aha wax fudud, waxayna u baahan tahay mideynta muruq iyo maskax wadajira si loogaaro hadaf laga leeyahay oo ah in la sameeyo bulukeeti aad u tayeysan.
Hadaba dhalinyaro dhabarka u ritay sidii ay hadaf ka ay leeyihiin u gaadhaan ayaa ku shaqaystaa farsamada gacanta ee ah sameynta bulikeetiga guryaha lagu dhiso.
Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalda dhoobley ee u dharab adaygtay in nolol maal-meedkooda ka soo saartaan shaqada farsamada gacanta ee ah samaynta bulikeetiga ayaa raadi Sanguuni uga warramay in shaqadan ay adagtahay balse ay u dhabar adeegeen sidii u gaadhi lahayeen hadaf ka ay leeyihiin islamarkaana ay tahay shaqo noloshooda iyo tan qoyskoodaba ka maareeyaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya