WARARKA Sameynta Bulukeetiga ama Jaajuur oo fursad shaqo u noqotay Qaar kamid ah Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley. By admin - March 17, 2021 0 326 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ayaa nolol maalmeedkooda iyo tan qoyskoodaba ka raadsada sameynta jaajuurka Khadar Axmed salaan. ayaa ka warramaya. https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/03/warka-khadar-samaynta-bulikeetiga.mp3