Sahminta Shidaal baarista Soomaaliya oo meel wanaagsan mareyso.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Horraantii sanadkaan Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiisyo is-afgarad ah oo shatti u ogolaanaya in saddax aag oo xeebaha Soomaaliya lagu sameeyo baaritaan la siiyay shirkadda Turkish Petroleum, oo ah shirkadda shidaalka qaranka ee Turkiga.

Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Qaranka Cabdulqaadir Aadan Maxamuud ayaa kawarbixiyay halka uu marayo sahminta shidaal baarista ee ka socota qeybo kamid ah Galmudug iyo waxyaabaha ilaa iyo haatan qabsoomay.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa