Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday Dalka koonfur Africa Mudane Maxamed Sheekh Isaaq oo gaaray Dalka koonfur Africa waxaa ku soo dhaweeyay sii hayaha Safaarada Soomaaliya Xuseen Sheekh Cabdisalaan dablamaasiyiin ka socday Safaarada Soomaaliya Safiirada Wadamada Masar, Suudaan, Liibiya, Yaman, Falastiin iyo Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya koonfur Africa.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa