Saameynta Fatahaadda Wabiga Shabeelle oo wali ay latacaalayaan dadka dagan waqooyiga gobolka Hiiraan.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saameynta ka dhalatay Fatahaadda Wabiga Shabeelle ayaa wali ay latacaalayaan dadka dagan waqooyiga gobolka Hiiraan kuwaas oo aan wali karaja dhigin tabcashada beeraha.

Dadkan ayaa dhibaato kala kulmay fatahaada wabiga oo saameysay beerahooda hadaba qaar kamid ah dadka beeralayda ayaa kawarbixiyay saamaynta fatahada ku yeelatay.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya