Saamaynta Roob ka da’ay dalka Kenya oo soo gaartay Duleedka deegaanka Dhoobley

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Maamulka deegaanka Dhoobley oo uu hor kacayay guddoomiye Siyaad Maxamed Xasan ayaa booqasho ku tagay Biyo qulqulaya oo la sheegay inay ka yimaaddeen dalka Kenya, kuwaasi oo gooyay jidka u dhexeeya Magaalada Dhoobley iyo Tuulo-Barwaaqo.

Bashiir Maxamed Daahir ayaa faah-faahinaya