Saamaynta Qaadku uu Bulshada ku leeyahay oo laga digay

0
199

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Qaadka ayaa ku hayo dhibaato caafimaad iyo mid dhaqan dhaqaale ku haya Umadda Soomaaliyeed, waxaana muuqata in ruugista iyo ka ganacsiga qaadku ay sii kordheyso, Qof kasta oo Soomaali ahina waxa uu markhaati ka yahay in maandooriyahan dhibaato ba’an ku hayo kobaca dhaqaalaha iyo jiritaanka qoyska.

Wariyahayaga Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Warbixintan inooga diyaariyay