Rugta Ganacsiga Jubbaland oo ka warbixisay isbaddalada ku yimid Ganacsiga Jubbaland.

0
59
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jubbaland waxaa ay ka mid tahay Dowlada goboleyda dalka, waxaan  markiib ganacsi ay ku soo xirtaan Daekadda Degmada Kismaayo taas oo sare u qaadeyso ganacsiyada kale ee ka socda Deegaanada Dowlada Goboleedka Jubbaland.
Xuutiinta dalka Yemen ayaa waxay weeraro kala duwan ku qaadeen markiibta ganacsiga ee Wadamada reer Galbeed, taas oo sameyn dhaqaalo ku yeelatay wadamo badan oo Africaan ah oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

 

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya