Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ayadoo ay roobab mihigaan ah oo daadad wata ka de’een qaybo ka mid ah deegaanada iyo Degmooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayna gaaysteen qasaare naf iyo maalba leh dad badana ay ku barakeceen sido kalana keenay Burbur xoggan oo ku yimid Buundooyinka Magaalooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo.
Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose waxaa ay kamid tahay meelaha roobku saameynta laxaadka leh ku reebay si gaar ah Haweenka ku ganacsado hareeraha wadooyinka Degmada Dhoobley ayaa kala kulmay Roobka Saameyn baladhan iyadoo oo inta badan biyo ay fadhiisteen meelihii ay ku ganacsan jireen.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahneysa