Roobabkii sacaadihii la soo dhaafay ka da’ay Magaalada Dhoobley oo sameyn ku yeeshay Ganacsatada yaryarka ee loo yaqaano Waratada

0
236

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xili lagu gudo Jiro Xili Roobaaadkii guga islamarkana jidadka magaalada Dhoobley ay dhax fadhiyan biyo ka dhshay roobka, ayaa waxaa ay sameyn ku yeelatay ganacsatada yaryarka ee loo yaqaano waratada.

Cabdullahi Cabdiacasiis Siraad. ayaa ka warramaya