Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Gaadiidleyda Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in jid xiranka ku yimid Wadada xidhiidhisa Dhoobley iyo Kismaayo uu saameyn ku yeeshay madaama ay Wadayaal ka ahayeen Baaburta Wadadaasi mari jirtay hanada ayana jirin wax ay qabtaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa.