Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Robab Xoogan oo saacadihii la soo dhafay ka da’ay Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa saameyn ku yeeshay isku socodka Gadiidka ee Degmada.
Qaar kamid ah dadka ku shaqeysta Gaadiidka yaryar ee Tagsiga ee Magaalada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaa kawarbixiyay saameynada ka dhashay Robabkii Da’ay iyago sheegay in inta badan uu istaagay isku socodka Gadiidkii ka dhax shaqeyn jiray xaafadaha kala duwan ee hadii la helana Qiimo sare loogu raacayo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya