Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Markii horeba waxaa ku adkeyd xaaladahooda nololeed oo maheysan rashiinka sedaxda waqti, biyo, hooy fiican, musqulooyin iyo wax kasta oo nolosha aas-aasiga u ah tii oo heysata ayaa haddana waxay la kulmeen xaalad kale oo tii ka duwan iyadoona hal habeen ay kortaagnayeen hoygaada iyaga iyo carruurtood.
Barkacyaashaan oo ku nool kaamamka Magaalada Baydhabo oo qaar kood horey ugu soo Barkacay gobolka Bakool oo aan heli jirin gar gaar ku filan ayaa hadda waxay mudan yihiin in gar gaar deg deg ah lala gaaro madaama roobabka Deyrta ah hadda bilow ay yihiin.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya