Roobab Dabeylo wata oo ka da’ay Deegaanka Hoosingow

0
309
Aerial view of the Somali village of Bardera. Some vehicles are seen leaving the village on a dirt road that leads out of the town. The Botswana Army is being used to provide security for the humanitarian relief groups that are distributing food to the people of Bardera. This mission is in direct support of Operation Restore Hope.

Deegaanka Hoosingow oo qiyaastii 90Km U jira magaalada dhoobley ayaa waxa ka da’ay Roobab watay dabeylo kaas oo sababay Khasaare naf iyo maalba

Gudoomiyaha deegaanka oo Radio sanguuni la hadlay ayaa sheegey in roobku uu galaaftay guriyo badan halka Jac/Biriq Ka dhalatay roobkana ay dishey qaar kamid ah xoolaha la dhaqdo.

Xasan Maxamed Cabdulaahi.