Roob saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Kismaayo saameyn ku yeeshay dadka danyarta.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobab saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Magaalada Kismaayo ayaa saamayn ku yeeshay qaar kamid ah dadka ku nool xaafadaha Magaaladaasi, Gaar ahaan kuwa u dhow meelaha biyo mareenada ah.

Qaar kamid ah dadka ay waxyeeladu kasoo gaartay roobka ayaa kawarbixiyay saameynta uu ku yeeshay roobkii saacadihii ugu danbeeyay ka da’ay Magaalada kismaayo.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya