Roob Khasaare gaystay oo ka da’ay Jasiirada Madhabo.

0
212

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jasiirada Madhabo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka da’ay roobab xoogan kuwaas oo dumiyay ilaa 17 guri sido kalana ay dhaawacyo ka soo gaareen qaar ka mid ah dadkii guryaha dumay ku noolaa.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya