Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roob xooggan oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa saamayn ku yeeshay dadka degan kaamamka barakacayaasha ee Degmada Kismaayo kuwaas oo aan haysan hooy fiican oo ka celin kara dhibicda roobka.
Dadka Barakacayaasha ah ayaa ah kuwo u nugul saamaaynta roobka maadaama guryaha ay deganyihiin ay ka samaaysanyihiin maryo iyo geedo la isku geeyay owaadna aysan u laheyn inay roobka celiyaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa