Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobab Waawayn oo gaystay Khasaare Naf iyo Maal leh ayaa ka Da’ay Degmada Waaciye ee gobolka Karkaar, xilli horay jilaal ugu joray gobolka ayaa waxaa ay waxyeela kasoo gaartay roobabkaasi mahiiganka ah bulshada ku nool Degmada waaciye ee gobolka karkaar.
Waxaa dadka waxyeelada kasoo gaartay roobabka booqasho uga tagay isku duwaha Wasaaradda howlaha guud ee gobolka karkaar, Guddoomiyaha dhalinyarada iyo sido kale masuuliyiin kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya