Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo gaaray Baydhabo.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hogaaminayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo Wafdigiisa ay qeyb ka ahayeen Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Gargaarka.

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo Madaxda Hay’addaha ee Wafdiga ku wehlinayey ayaa sheegey in socdaalkooda ay tahay sidii Gargaar loo gaarsiin lahaa Dadka Fatahaadaha saameyey ee ku nool guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya