Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo Mugadisho ka daahfuray qorsha howleedka haweenka iyo khayraadka Badda.

0
171

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS ayaa daah-furay qorshaha Qaran ee kobcinta xirfadaha haweenka ee ka faa’iideysiga khayraadka Badda.

Shirkan oo ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen wasaaradaha haweenka iyo xuquuqul insaanka ,dekedaha iyo gadiidka ayaa waxaa ka qeybgalay wasiiro xildhibaano heer dowlad goboled , wakiilo iyo masuuliyin kale oo kala socday dallaka xaabiibada dhaw la ah soomaliya.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa