Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Dr Cali Xaaji Aaden ayaa si wada jir ah u daah furay xarunta Baniga Dhiiga ee Soomaaliya.

Munaasabada xadhig jarka ahaa ayaa waxaa goob joog ahaa Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya Wakiilo ka soo socday Hay’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya