Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xariga ka jaray xarunta wasaaradda Xanaanada Xoolaha oo dib u dhis lagu sameeyay.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Magaalada Muqdisho xariga kaga jaray xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo dib u dhis iyo qalabeynba lagu sameeyay.

Dhaqaalaha lagu dhisay iyo qalabeynta ayaa waxaa Dowlada Soomaaliya ka taageeray midowga yurub waxaana fuliyay mashruuca dhismaha Hay’adda FAO
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa u mahadceliyay midowga yurub iyo FAO sida ay garab taaganyihiin Dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya