Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Furay Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirka oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, Dahfuray Shirka Dhaqaalaha Soomaaliya oo lagu soo bandhigay fursadaha ganacsi ee la xiriira wax-soosaarka dalka ee dhinacyada Beeraha, Kalluumeysiga, Warshadaha iyo Tamarta.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya