Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dhagax dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhismaha Xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha XFS ayaa mudo ahayd mid burbursan oo dad shacab ah ay deganayeen, islamarkaana halkaasi ka maqnayd shaqadii ay bulshada u qaban jirtey.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda ee lagu soo celinayo adeegyada muhiimka ah iyo tayeynta kaabayaasha Dowladnimada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya