Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Wasaaradaha ugu baaqay in ay ka fogaadaan musuqmaasuqa.

0
177
Photographer: Abdishukri Haybe

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyay shirka bilaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowlada Soomaaliya waxaana uu xusay in guul laga gaaray isla xisaabtanka shaqaalaha dowlada oo uu sheegay in 26% shaqaalaha soo shaqo galeen.

Xasan Maxamed Cabdullaah.ayaa kawaramaya