Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ganacsatada Soomaaliyeed ku boorriyey in ay maalgashi ku sameysaan kaabayaasha dhaqaalaha dalka gaar ahaan dekedaha, eeribootyada, jidadka uu dalku Leeyahay.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya