Ra’iisal wasaaraha Uk oo ku guul dareystay isku-daygiisa dib u celinta dadka magan-galyo-doonka ah.

0
69
FILE PHOTO: Britain's Chancellor of the Exchequer Rishi Sunak arrives to speak at the Confederation of British Industry's (CBI) annual dinner in London, Britain, May 18, 2022. Peter Nicholls/REUTERS

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guul-darro kale ayaa la soo daristay Ra’iisul-wasaaraha Britain gaar ahaan dhanka nidaamkii dib u celinta dadka Ingiriiska ka dalbada magan-gelyada.

Laanta Socdaalka Britain ay soo saartey war-murtiyeed sheegaya in qaxoontiga isi soo dhiiba ee ka soo jeeda Turkiye aan lagu celin karin dalkooda.

Arrintan ayey Laanta Socdaalka Britain ku sheegtay in dadka wadankaasi lagu celiyo ay naftoodu khatar geli karto.

Dowlada UK ayaa dadaal ugu jirta sidii dadka magangalyo doonka dib u dajin loogu sameyn lahaa dalka Rwand, basle qorshahan ayaa dhowr jeer guul dareystay.