Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Raisul wasaaraha xfs ayaa balcad ku tagay kormeer lagu dardar galinayo wajiga sadexaad ee wadada iskuxirta muqdisho iyo jowhar
Dhismaha wadadan ayaa fura u ah kor u qaadista ganacsiga horumarinta dhaqaalaha, iyo sidokale isku socodka dadka iyo gaadiidka.
Ra’iisul wasare xamse cabdi bare ayaa u mahadceliyay dowlada qadar ee maalgalineyso wadadan.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya