WARARKA Qoysaskii ugu badnaa oo ka barakacay xaafadihii ay ka deganaayeen degmada Doolow By admin - November 3, 2023 0 141 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskii ugu badnaa ayaa xalay ilaa maanta ka barakacay xaafadihii ay deganaayeen degmada Doolow kadib Fatahaad ka dhalatay wabiyada Jubba iyo Daawo. Naxwo Axmed kadiye https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/11/Warka-Naxwo-roobab-kaadaye-degmada-doolow-oo-samenyno-kala-duwan-ku-yeeshey-bulshada.mp3