Qoysaska Roobku Saameeyay Oo Deeq Raashin ah loogu qeybiyay Baydhabo.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 600 Oo Qoys oo Danyar ah Saamena ku yeelatey fatahaada ka dhacdey Magaalada Baydhabo ayaa Gaarsiiyay Deeq raashin ah sida Bariis, Bur, Sokor, Timiir iyo Saliid.

Dadkaan Deeqda la gaarsiiyey ayaa isugu jira kuwa horey Barakac u ahaa iyo kuwa hada xaafadahooda ka barakacay kuwaas oo u baahan gargaar kala duwan sida Hooy Cuno Biyo Nadiif ah iyo Adeegyada kala duwan Oo Caafimaadka ugu horeeyo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya

Audio Player