Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Guudlaawe ee Magaalada Baldweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa waxaa xiligaan soo Wajahay xaalado nolol xumo.
Daruufaha ugu daran ee haysta qoysaskan ayaa Waxa kamid ah Hoy la’aan, Caafimaad Darro, Raashin yari iyo waxbarsho la’aan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa