Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka ku meel gaarka midowga Afrika ee ATMIS ayaa biyo dhaamin u sameeyay Qoysaska barakacayasha ee ku nool xaafadda Ceel-Jaale kuwaasoo ay sameysay fatahaada uu webiga shabeelle ka geystay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya