Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 150 qooys oo kunool Xaafada dablataagay ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa sameeyn xoogleh kuyeeshay duufaano ku dhuftay magaalada Hargeysa, Dadkan oo u badnaa danyar ayaa gabi ahaanba waayay guryigii ay daganaayeen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa