Qoysas ku soo barakacay Dooxa Garaseey ee duleedka Goobweyn oo codsaday in loo fidiyo gargaar deg deg ah.

0
185

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Dooxa Garaseey oo hoos tagta Deegaanka goobwayn ee waqooyiga magaalada kismayo. ayaa Waxa ku soo barakacay qaar kamid ah dadka oo ay saamayn ku yeelatay abaaraha ba’an ee ka jira Deegaanada Jubbalaand iyago gabi ahaan gacantooda ka baxeen xoolihii ay ku noolaayeen.

Qaar kamid ah dadka ku soo barakacay tuulada Dooxa Garaseey oo la hadlay warbaahinta ayaa ka codsaday dadka Soomaaliyeed inay soo caawiyaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya.