Qoysas ku nool tuulada Mooyiko ee Degmada Jowhar oo wajahaya xaalado nololeed.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka ku dhaqan tuulada Mooyiko ee hoostagta degmada Jowhar ee gobolka Shabeelaha dhaxe ayaa waxaa soo wajahay xaalado nololeed.

Baahiyaha ugu daran ee dadkan haaysto ayaa waxaa kamid ah Caafimaad darro, Biyo,laan iyo Waxbarasho la,aan.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya