WARARKA Qoysas ku nool Kaamka Kalkaal ee Baladweyne oo ay soo wajahday xaalado nolol xumo By admin - January 23, 2023 0 179 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamka kalkaal ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan haysta daruufo kala duwan oo ay ka mid tahay hoy la’aan, caafimaad darro iyo raashin yari. Maxamed Cali Samow. ayaa faah faahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/01/warka-samow-kaamka-kalkaal.mp3