Qoysas ku nool kaamka Jiwaan jir loow ee Baladweyne oo wajahaya xaalado Bani’aadinimo.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool kaamka jiwaan jir loow ee Magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hooy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.

Waxana dadkan ay ka soo barkaceen Deegaanada Maaxaas iyo Moqori ee duleedka Magalaada Baladwyne.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa