Qoysas ku nool gobolka Togdheer oo deeq raashiin ah loo qeybiyay.

0
20

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda u Diyaar Garawga Aafooyinka iyo kaydka Raashinka maamulka Soomaaliland oo kaashanaysa Hey’adda Boqol Salmaan ayaa deeq raashiin ah u qaybisay inkabadan 100 qoys oo ku nool deegaanada hoosyimaada gobalka Togdheer.

Deeqdaan raashiinka ayaa ka koobneed Bariis , Baasto, Bur , Saliid iyo Timir.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya