Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal qoys oo ku nool deegaanka Libiga ee hoos taga Magaalada Jowhar ayaa bilaabay inay isaga barakacaan iyagoo ka cabsi qaba fatahaada wabiga Shabelle kaasi oo qarka u saaran inuu ku fataho deegaanka, ka dib markii fatahaad ay ku dhufatay deegaano ay ka mid tahay Baarey.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa