Qoysas ku nool Deegaanka Luglow ee Waqooyiga Kismaayo oo la gaarsiiyay Deeq Gargaar ah.

0
204

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka dhalinyarada Cagaarsan ee Magaalada Kismaayo ayaa deeq kala duwan oo ay ka soo ururriyeen bulshada qaybaheeda kala duwan gaadhsiiyeen dadka ay saamaysay biyaha roobabkiii ka da’y dalka.

kumanaan qoys oo ay soo barakaciyeen Fatahaada Wabiga iyo Roobabka dayrta ee guud ahaan ka da’y dalkeena ayaa dibu dajin loogu sameeyay deegaanka Dalcada luglow kuwaas oo wajahaya xaalado kala duwan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya