WARARKA Qoysas ku nool deegaanka Camaara oo deeq raashiin lagaarsiiyay. By admin - November 17, 2023 0 246 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka Galmudug ayaa Deeq gargaar ah gaarsiisay deegaanka Camaara oo ay ku nool yihiin dad danyar ah. Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/11/warka-samow-deeq-loo-qeybiyay-deegaanka-camaara.mp3