Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ilaa 700 oo Qoys oo kamid ah Qoyaskii dhawaan ka barakacay fatahaadda uu Wabiga Shabelle ka geystay Magaalada Beledweyne 11 Bishii Hore islamaarkaana Deegaansaday Deegaanka Ceel Jaale ee Duleedka Magaalada Beledweyne ayaa Maamulka gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hiirshabelle waxaa uu qeybiyay Gar-gaarkii Dhawaan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ay soo gaarsiiyay Magaalada Beledweyne.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya