Qoysas kasoo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde ee gobolka Bakool oo deeq rashin ah loo qeeybiyay.

0
171

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan boqol Qoys oo ka soo barakacay Deegaanada Hoos yimaada Degmada ceel-barde ee Gobolka Bakool ayaa deeq rashin ah oo iskugu jirta bur bariis iyo sonkor waxaa u qeybiyay Maamulka Degmada ceel-barde iyo dadka Deegaanka oo is kaa shanaya.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramya