Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaqootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa deeq Raashiin ah kumanaan qoys ugu qaybisay Kaamamka ku teedsan Waqooyiga magaalada Kismaayo.
Deeqdan ayaa ka koobneed raashiinka noocyadiisa kala duwan bur,bariis,sokor iyo saliid.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya