Qoysas danyar ah oo Raashiin loogu qeybiyay Deegaanka Raas-kaambooni.

0
192

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Raas-kaambooni oo hoos taga Degmada Badhaadhe ee Gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool kumanaan Qoys oo ku soo xoolo beelay Abaaraha daran ee wadanka ku soo noq noqday, kuwaasi oo anan helin mudo badan wax gar-gaar ah Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaana maanta deeq raashiin ah gaarsiisay dadka ku nool deegaankaasi  Raas Kaanbooni ee Gobolka Jubbada hoose.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya