Qoysas danyar ah oo ku nool Galkacyo oo lagu wareejiyay dhul ay dagaan.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Galmudug ayaa ku wareejisay warqaddaha lahaanshaha dhulka 100 qoys oo dib u dajin loogu sameeyay Galkacyo.

Madasha lagu wareejinayay warqadaha lahaasnshiyaha dhulkan waxaa goobjoog ka ahaa xubno matalayay Barakacayaasha iyo masuuliyiin kamid ah Maamulka Degmada Gaalkacyo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa