Qoysas Danyar ah oo ku nool Dhoobley oo loo qeybiyay Deeq Raashin ah.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 450 qoys oo isugu jira barakacayaal iyo qoysas danyar ah oo ku nool Degmada Dhoobley ayaa ka faa’iidaystay Deeq Raashin ah oo uu soo gaarsiiyey Cabdullaahi Cali Dheere, oo ka mid ah qurbe-joogta Jubbaland.

Deeqdan raashinka ah ayaa qeyb ka ah dedaallada iyo garab istaaga Cabdullaahi Cali Dheere uu ku caawinayo bulshada tabaaleysan ee ku nool Dhoobley, Waa mid ka mid ah howlo samafal oo uu si joogto ah uga fuliyo deegaanka, si loo daboolo baahiyaha aasaasiga ah ee Dadka nugul.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya