Qoysas danyar ah oo ku nool Degmada Luuq oo gargaar lagaarsiiyay.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka maamulka Jubbaland ayaa teendooyin u qeybisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Luuq ee gobolka Gedo.

Qoysaskan loo qeybiyay teendhooyinkan ayaa ka mid ahaa qoysas ku guryo belay coladii dhawaan ka dhacday degmada Luuq,waxana agabkan soo dhiibtay hay’adda mareynta masiibooyinka qaranka ee SODMA.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa