Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In kabadan 324 qoys oo ku nool magaalada Buula burde ayaa loo qaybiyay deeqdan raashiinka ah oo ay soodhiibtay dowalda soomaaliya isla markaana ay bixisay Hay_ada Gar-gaarka iyo masiibooyinka dowlad goboleedka Hirshabeele.
Xasan Maxamed Cabdulaahi