Qoysas danyar ah oo ku dhaqan Waqooyiga Kismaayo oo loo qeybiyay Xoolo nool.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada xoolaha dhirta iyo Daaqa Jubbaland ayaa xoolo nool Ku wareejisay Dad gaara 60 Qoys kuwaasi oo kamid ahaa dadkii ay saameeyeen Abaarihii iyo fatahaadihii Sanadadii la soo dhaafay ku dhuftay Dalka.

Qoysaskan oo ku nool Deegaanada Istanbul iyo Buula bartire ee Waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa Qoyskiiba lagu wareejiyay Ari gaaraya Shan neef kuwaasi oo lagu talagay inay dhaqdaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya